Tartan Qur’aanka kariimka oo lagu qabtay Degmada Faafi.

0
149

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Caalin-Juqur ee degmadda Faafi Ismaamulka Gaarisa ayaa lagu qabtay tartan Qur’aanka kariimka ah oo ay ka qayb galeen ardayda waxka barata 5-magaalo oo ka tirsan degmadda Faafi

Ardayda ayaa ku tartamaya 30 jus  labaatanka jus iyo tobanka jus ee Quraanka kariimka waxaa soo qabanqaabiyay culumada degmadda Faafi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here