Tartan Qur’aanka kariimka oo lagu qabtay magaalada Nairobi

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Nairobi gaar ahan Masjidu.Sunnah ayaa lagu qabtay tartanka  Qur’aanka Kariim ee bisha Ramadaan kasoo ay ka qeyb galayeen 12 madarso.

Ardayda ayaa ku tartamaya 30 jus  Quraanka kariimka waxaa soo qabanqaabiyay jimciyada daaru quraan  ee magaalada Nairobi.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here