Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Bay ku qabatay munaasabad lagu soo xirayay Tartan Qur’aanka kariimka kaasi oo loo qabtay madaarista Quraan kariimka ee Magaalada Baydhabo.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka koonfur galbeed soomaaliya,Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiisha Ciidanka, Culimaa’udiin, Haween, Dhallinyaro, Ardey iyo marti Sharaf Kala duwan .
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.
Audio Player