Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Gaashamo ee Gobalka jarar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xerayay tartan qur’aan aqris ah oo loo qabtay boqol arday oo laga soo kala xulay labatan iyo lix madaraso oo ku yaalo tulooyinka hoos yimaado Degmada Gaashaamo.
Munaasabadda xeritaanka tartanka ayaa waxaa ka qeyb-galay maamulka Degmada,Guddiga garsoorka tartanka,culim-udiin iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Audio Player

