Tartan qur’aanka kariimka oo lagu soo gaba-gabeeyay Kismaayo

0
198

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo abaalmarino isugu jira gaadiid iyo lacag lagu gudoonsiinayay ardayda kaalimaha hore ka galay tartanka bisha barakeeysan ee Ramadaan oo ay ka qeybgaleen 200 arday oo ku nool Jubbland .

Munaasabadan waxaa ka qeygalay Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam,Culimo udiin,waalidiin,wasiiro iyo xlidhibaano kamid maamulkaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.