Tartan qur’aanka kariimka oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Caynaba.

0
118

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magalaada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar ayaa lagu soo gabagabeeyay tartanka qur’aanka kariimka kaasi oo loo qabtay magaalooyiinka Caynaba , Wadaama goo , Ceeldhaab iyo kèdiyaal.

Xiritaanka tartanka waxa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay gobalka Saraar, Culimo udiin, Macalimiin, Waalidiin, iyo ardayda loo qabtay tartanka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey