Tartan Qur’aanka Kariimka oo lagu soo gabagabeeyay Guriceel.

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Jamciyadda Horumarinta Qur’aanka kariimka ee Al-Tibyaan ayaa Magaalada Guriceel ku qabtay munaasabad lagu soo xirayay Tartan Qur’aanka kariimka kaasi oo loo qabtay aradayda wax kabarato madaarista Degmadaasi.

 

Munaasabada lagu soo xirayay tartankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Degamada Guriceel , gudiga soo agaasimay tartanka , Xubno ka socday Wasaaradda diinta iyo Awqaafta maamulaha Galmudug, Cudiin, Macallimiin, Waalidiin iyo Ardayda loo qabtay Munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here