Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mu,asasada Al-irshaad ayaa magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ku qabatay munaasabad lagu soo xerayay tartan qur’aan aqris oo loo qabtay qaar kamid ardayda wax ka barato madarasooyinka magaladasi.
Munaasabadda soo xeritaanka tartanka sido kalane abaalmarino lagu gudoonsiinayay ardayda kaalmaha hore ka galay tartanka ayaa waxaa ka qeyb-galay,masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland,xubnaha Gudiga garsoorka tartanka,culim-udiin,walidiin iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq


