Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Alleybaday ayaa laga daahfuray Tartan kubadda cagta oo aad u xiiso badnaa, kaas oo loo qabtay kooxaha heerka koowaad ee magaaladaasi waxana soo qab qabiyay Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha soomalinland
Munaasabadda Daahfurka ayaa waxaana ka qeybgalay Guddoomiyaha Dhallinyarada iyo ciyaaraha soomalinland Guddoomiyaha Ciyaaraha bahda ciyaaraha Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha macallimiin, dhallinyaro iyo marti sharaf kale.
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


