Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargaysa ka daahfuray tartanka Horyaalka heerka koowaad ee kubada koleyga.
Daahfurka tartankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Dowlada Hoose ee Hargaysa, iyo bahda Ciyaaraha Magaaladaasi.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Warbixintaan waxaa soojeedinaya.