Tartan sugaaneed ku saabsan difaaca xaquuqul aadanaha oo lagu qabtay Dhuusmaareeb.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada dhuusamareeb ayaa lagu soo gaba-gabeeyey tartan suugaaneed la xiriira difaacidda xuquuqda Aadanaha oo loo qabtay ardayda dhigata jaamacadaha kuyaala Galmudug gaar ahaan magaalada dhuusamreeb

Tartankan ayaa waxaan soo qaban qaabisay Hay’adda WCPAD waxaana ka qeyb kalay munaasabada lagu soo xirayey tartanka mas’uuliyiin katirsan maamulka Galmudug iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi