Tartanka bisha barakeysan Ramadaan oo galabta laga daah furi doono Baladweyne.

0
153

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu wadaa in galabta laga daahfuro Tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan

Tartankan ayaa lagu daah furi doonaa Kooxaha Wadajir FC VS Jiiqa SC

Labadan Kooxood ayaa ka dhisan magaalada Baladweyne waxaana ku mideeysan Dhallinyaro xarifadda kubadda cagta wax badan ka yaqaanna.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here