Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa daah-furay tartanka Fanka, hal-abuurka iyo horumarinta dhaqanka oo loogu talagalay maalmaha xorriyadda.
Tartaankaan ayaa waxaa ka qeyb galaya dhalinyarada dagmooyinka gobolka banadir iyagoo ku soo bandhigaya hadba waxii ay ugu tala galeen.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.