Cayaaraha Tartanka horumarinta isboortiga Baladweyne oo galabta la daah furayo By Radio Beerlula - June 13, 2025 0 132 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne ( Radio Beerlula)- Kooxaha Xidigaha Iyo Waaberi ayaa galabta lagu daah furi doonaa tartanka horumarinta isboortiga magaalada Baladweyne. Guddoomiyaha ururka kubadda cagta Ismaaciil Cali Xassan ayaa lagu wadaa inuu furo tartankan. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X