Baladweyne (Radio Beerlula)- Tartanka kooxaha heerka saddexaad ee 𝗦𝗲𝗿𝗶𝗲 𝗖 ayaa laga daah furay garoonka kubadda cagta Kaahow ee magaalada Baladweyne.
Kooxaha 𝐒𝐭𝐚𝐫𝐭𝐬 𝐒𝐂 iyo 𝐗𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐎𝐧𝐤𝐚𝐝 ayaa lagu daah furay tartankan oo ay ka qeyb galayaan 𝟏𝟐 kooxood, waxana 𝟒-𝟑 ku badisay kooxda 𝐎𝐧𝐤𝐚𝐝.
Guddoomiyaha Ururka kubadda cagta degmada Baladweyne 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐗𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 ayaa daah furay tartankan.



