Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ayaa lagu qabtay tartan kubada cagta ah kaasi oo loo qabtay ciyaartooyda ka yar 17 sano jirada oo ay ka qayb gelayaan in kabadan 8 kooxood oo kadhisan magaalada Jowhar.
Munaasabada daah furka tartanka ayaa waxa goob jog ahaa Wasiirka Wasaarada dhalinyarada maamulka Hirshabele , Gudoomiyaha magaalada Jowhar , Xildhibaano , Dhalinyaro iyo qaybaha kale ee Bulshada.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.