Tartanka kubadda cagta dhallinyarada xaafadaha magaalada Kismaayo oo la daahfuray

0
56

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ayaa Kismaayo ka daah-furay tartanka kubadda cagta ee xaafadaha magaalada Kismaayo.

Tartaankaan ayaa waxaa ka qeyb galaya dhalinyarada ku nool xaafadaha maagalada kismayo si loo helo is dhax gal bulsho.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen