Baladweyne ( Radio Beerlula )-Garoonka Kubadda cagta Afyare ayaa laga daah furay tartan kubadda cagta ah oo ay ka qeyb galayaan 16 kooxood oo matalaya qaar ka mid ah goobaha ganacsiga, waxbarashadda, iyo caafimaadka ee magaalada Baladweyne.
Furitaanka tartankan ayaa waxaa ka qeyb galay guddoomiyaha ururka kubadda cagta gobolka Hiiraan ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐จ๐ซ๐จ๐ , guddoomiyaha ururka kubadda cagta degmada Baladweyne ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง, xoghayaha ururka kubadda cagta gobolka Hiiraan ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐ฒ๐ , macalinka kooxda kubadda cagta Baladweyne ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ญ๐๐๐ฑ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง iyo xubno kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.