Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa heer gabo-gabo ah maraya tartanka kubadda cagta bisha barakeysan ee Ramaaan ee ka socda garoomada Afyare iyo Buula-xaableey ee magaalada Baladweyne kuwaasi oo ay ka qeybgaleen dhallinyarada ku mideeysan qaar kamid ah kooxaha ka dhisan magaalada.
Ujeedka tartankan ayaa ah is dhaxgalka dhallinyarada si looga wada shaqeeya nabadda iyo wadajirka bulshada.
Warbixintan waxaa so jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim
Audio Player