Tartanka kubadda kolayga oo loogu talagalay nabadda iyo is-dhexgalka bulshada oo ka furmay degmada Shibis

0
113

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tartanka kubadda kolayga ah oo u jeedkiisu yahay nabadda iyo is-dhexgalka bulshada ayaa ka furmay degmada Shibis ee gobolka Banaadir waxaana ka qeyb galaya 8 koox oo kamid ah ciyaartooyda kubadda kolayga lagana soo aruuriyay degmooyinka gobolka Banaadir sida ay sharaxeyso guddoomiyaha qaban-qaabada tartanka Sucaad Cabdullaahi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.