Tartanka qur’aan aqris ah oo lagu soo gabagabeeyay Mareykanka

0
49

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Tartan Qur’aanka kariimka ah oo ay ka qeybgaleen culimo ka kala socday 25 dal ayaa lagu soo gaba gabeeyey magaalada Barasafil Gobolka minnesota ee dalka Maraykanka.

waxaa soo qaban qaabiyay tartanka markaska Tibyaan ay ku baratameen 30 arday

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.