Tartanka Qur’aanka Kariimka ah oo lagu soo gab-gabeeyay magaalada Ufayn

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tartanka Qur’aanka Kariimka ah Ee Degmada UFayn ayaa lagusoo gababayey Masjidka Aisha Ee Degmadaasi,

Tartankaan oo ah mid loo qabto Ardayda Dhigata Madaarista Degmada Ufayn Sanad waliba Bisha Ramadaaan, ayaa waxa Maal geliyey Shirkada Daldhis Group.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi