Tartanka quraanka kariimka bisha barakeysan ee Ramadaan oo lagu soo gabagabeeyay Baladweyne

0
125

Baladweyne (Radio Beerlula)-Masaajidka Al-Nuur ee magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu soo gaba,gabeeyay tartanka quraanka kariimka ah kaasi oo loo qabtay inkabadan 170 arday oo ka kala yimid Madaarista ku taala Magaalada Baladweyne.

Ardayda tartanka ka qayb gashay ayaa isugu jiray Wiilal iyo Gabdho waxa ayna ku tartamaayeen 30 ka jus 15 jus10 jus iyo 5 jus.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey