Tartanka Qur,aanka kariimka oo Hargeysa lagu so Gabagabeyay

0
39

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Diinta iyo awqaafta maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargeeyso ku qabtay munaasabad lagu soo xerayay tartanka quraanka kariimka ee Madaxweynaha Soomaliland.

Munaasbada ayaa sidoo kale lagu shaaciyay ardayda kaal maha hore ka galay tartanka iyadoona abaal marino la gudoon siiyay ardayda ku guleystay islamarkana ka kala yimid gobalada maamulka soomaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.