Tartanka Qur’aanka Kariimka oo laga daah furay Baladweyne

0
133

Baladweyne(Radio Beerlula)-Masaajidka Carabta ee Magaalada Baladweyne ayaa laga daah furay tartanka qur’aanka kariimka oo ay ka qeyb galayan in ka badan 170 ardey oo ka kala socda 50 dugsi oo ku yalla xaafaddaha ay ka kooban tahay Baladweyne.

Furitaanka tartankan ayaa waxaa ka qeyb galay culumaaudiin, guddiga tartanka, ganacsato, iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.