Tartanka shirkaddaha u tartamaya dhismaha iskuulada Buula burde iyo Cadalle oo lagu qabtay Jowhar.

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa maanta magaalada Jowhar ka daahfurtay tartanka shirkadaha u tartamaya dhismaha iskuullo laga hergelinayo degmooyinka Cadalle iyo Buulaburte oo ku kala yaalla gobolada Hiiraan iyo shabellaha dhexe kuwaasi oo wasaaradda uu ka caawinayo bangiga Adduunka.

Goobta tartanka lagu furayay waxaa ka qeybgalay Xubno kamid ah wasaaradda waxbarashada Hirshabelle iyo masuuliyiin ka socday Shirkadaha codsday dhismaha dugsiyadan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadoir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here