Baledweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha waaxda Faya-dhowrka dowladda Hoose ee magaalada Boosaaso Cabdi xakiin Muumin Maxamed oo shir jiraa’iid ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in dowladda hoose ay gacanta kusoo dhigtay Timir dhacday.
Timirtaan dhacday ayaa lagu iibinayay qaar kamid ah suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.