Tira koob lagu sameeyay goobaha waxbarashada ee ku yaalla gobolka Hiiraan.

0
287
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasaarada waxbarashada dowlada Somaaliya ayaa soo gabagabeeysay tirakoob lagu sameeyay goobaha waxbarashada ee gobolka Hiiraan.

Xog aruurintan ayaa socotay muddo shan maalmod ah waxaana ka qeyb qaadanayay qaar kamid ah macalimiinta gobolka.

Ujeedka xog aruurintan aya aha sidii loo ogaan lahaa baahiya ka jira goobaha waxbarashada.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here