Tirada Caruurta barakacaysha Kismaayo ee ku biiraya iskuullada dowladda oo kordhay.

0
171

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Caruur iskugu jira barakacayaal iyo kuwa danyar ah oo ku nool Magaalada Kismaayo ayaa ku biiray iskuullada wasaaradda waxbarashada Jubbaland ka hirgelisay Magaalada kismaayo.

Caruurtan ayaa markii hore intooda aan wax bara jirin maadaama waalidiintooda aysan awoodin inay ka bixiyaan kharashadka waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.