Tirada dadka ku dhintay daadadka roobkii ka da’ay Muqdisho oo kordhay.

0
197

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tira koob u sameeyay maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in 11 ruux ay ku dhimatay roobkii mahiiganka ahaa ee habeen hore ka da’ay magaalada Muqdisho isalamrkana khasaaro kale oo iskugu jira mid hantiyadeed iyo burbur jidadka ah uu geystay.

Sidoo kale daadkii ka dhashay roobkan ayaa dumiyay ku dhawaad 9 guri oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here