Tirada dhimashada Falastiiniyiinta oo kor u socota ka dib xabbad joojintii Qaza

0
123

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Tiradii u dambaysay ee maalinlaha ah ee dhimshada Falastiiniyiinta ayaa wasaarada caafimaadka ee ay Xamaas maamusho ay sheegtay in ay marayso 67,967 qof, tan iyo weeraradii bishii Oktoobar 7 ka dib.

Waxaa lagu daray 29 qof oo dheeraad ah tirada guud ee 24 tii saac ee u dambaysay, ayna ku jiraan saddex u dhintay dhaawcayada soo gaaray iyo 22 maydadkooda laga helay dhisme burburkiisa.

Wasaarada ayaa intaa ku dartay afar qof oo dheeri ah in la dilay 24tii saac ee u dambaysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here