Tiradii dadkii ugu badnaa ee Cudurka Ebola ugu geeriyooday dalka Uganda

0
28

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Uganda ayaa sheegay inuu geeriyooday dhaktar u dhashay dalka Tanzania oo wax ka baranayay dalkaasi, kaddib markii uu haleelay xannuunka Ebola

Dhaqtarkaas ayaa noqonaya shaqaalaha labaad ee caafimaad ee u dhinta cudurkaas oo dhawaan ka dilaacay Uganda

Maalintii jimcada aheyd, Wsaaradda caafimaadka ayaa shaacisay in cudurka Ebola uu ku fiday gobolkii afaraad

Tirada rasmiga ayaa muujineysa in kiisaska la xaqiijiyay ay yihiin 35 qof, halka 8 qofna ay dhinteen

Cudurkan Ebola nooca Sudan strain ayaanan lahayn talaal.