Todobaadka cagaarinta degmada Qardho oo la daah furay

0
201

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayay todobaadka cagaarinta degmada Qardho.

Munaasabada waxaa goobjoog ahaa madax kasocotay wasaarada deegaanka maamulka gobolka iyo kan degmada Qardho.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here