Trump oo maanta kasoo muuqanaya maxkamad federal

0
94

Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa guddi xeerbeegti ah oo ku sugan Washington waxay dacwad la xiriirta inuu sifo aan sharci ahayn isugu dayay inuu beddelo natiijada doorashadii 2020-kii ee uu ku guuldarraystay ayaa maanta oo Khamiis ah ka soo muuqan doona Maxkamad federaali ah oo ku taalla magaaladan Washington DC.

Trump ayaa lagu amray in uu maanta yimaado maxkamaddan federaaliga ah.

Kiiska ayaa waxaa loo xilsaaray Garsoore federaali ah oo lagu magacaabo Tanya Chutkan taasi oo uu magacaabay madaxweynihii Trump ka horreeyey ee Barack Obama.