Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tuulada Qamuuda ee degmada Lehel-yucub ee gobalka Doolo ayaa laga dhagax dhigay dhisme iskugu jira masaajid iyo Markiska lagu baran doono culuumta diiniga ah kaasi oo isku tashi bulsho lagu dhisaayo
munaasabada dhigax dhiga waxaa ka qayb galay culumo udiin odyaasha deegaanka iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.


