Uk oo ku dhawaaqday Qofkii ugu horeeyay ee u dhinta nuuca cusub ee COVID-19.

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ugu yaraan hal qof ayaa dalka UK ugu dhintay nuuca Cusub ee cudurka karoona feyris ee Omicron iyadoo mas’uuliyiintu ay ka digayaan in cudurka coronavirus uu ku faafo dalkaasi.

Iyada oo laga cabsi qabo in mowjad kale ka bilowdaan Ingiriiska ah ayaa safaf loogu jiraa xarumaha tallaalka si ay u helaan tallaallo xoojin ah, iyaga oo raacaya talada dowladda.

Tan iyo markii ugu horeysay ee kiisaska Omicron laga helay gudaha Boqortooyada Midowday, Johnson wuxuu soo rogay xannibaado adag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here