UK oo ku xireysa ra’iisal wasaaraha Israaiil hadii u booqdo dalkaasi.

0
25

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Boqortooyada Ingiriiska ayaa sheegtay inay xidhayso Ra’iisul Wasaaraha israaiil Benjamin Netanyahu haddii uu soo galo dalkaasi.

Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay in go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ee soo qabashada ra’iisal wasaaraha Israaiil ay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu dagaallamayo xasuuqa dambiyada dagaalka ee Gaza.

Waxa kale oo ay soo jeediyeen in dowladda ay mamnuucdo dhammaan iibinta hubka ee Israaiil

Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa codsatay in la soo xiro ra’iisal wasaaraha Israaiil kadib markii xasuuq uu ka geystay Gaza.