Ururka dhalinyarada Raasamaal oo deeq biyo ah gaarsiiyay deegaano hoos yimaada Baladweyne

0
160

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool deegaanada Xamurta Yeermooge,Marooodile iyo Burfiiq oo ku yaalla galbeedka Baladweyne isla markaana ay saameeysay abaarta ka jirta gobolka Hiiraan ayaa ururka dhallinyarada Raasamaal waxaa ay u qeeybiyeen deeq biyaha oo lacagta lagu iibiyay ay bixiyeen qurba joog soomaaliyeed iyo ganacsato ku nool gudaha dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here