Ururka dhalinyarada Shabeelaha dhaxe oo codsaday in la garab istaago dadka naafada ah

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudomiyaha ururka dhalinyarda iyo Gudomiyaha haweenka gobolka shabellaha dhexe ayaa ku baaqay in la garab istaago dadka baahiyaha gaarka qabo dadkaan ayaa helin wax yabahii ay u bahanayeen

Dadka nafada ah ee ku nool gobolka shabellaha dhexe ayaa u bahan waxbarsho iyo qalabka lagu socodo si ay ugu dhax muqdaan bulshada iyo goobaha ay iskugu I madaan

 

Warbixintanw waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen