Baladweyne ( Radio Beerlula )-Fardowsa Cismaan Xasan oo ah gudoomiyaha ururka haweenka degmada Farlibaax ee Gobolka Hiiraan oo uwarantay Radio Beerlula ayaa sheegtay in ururkooda uusan haysan xafiis uu kushaqeeyo .
Gudoomiya fardowowsa ayaa tilmaantay shaqda ururka oo badan aawgeed in laga ma,maarmaantahay helista xafiisyo iyo Hoolka shirarka ee ururka waxa ayna baaq udirtay maamulka gobolka kan farlibaax iyo hay,adaha in loo dhiso xafiisyadii ay ku shaqeeyn la,haayen.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan
Audio Player