Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka hawenka Gobolka Hiiraan ayaa wado qorshe xirfado lagu baraayo in kabadan 100 gabdhood kuwaasi oo ku nool degmooyinka Gobolka Hiiraan
Haweenkan ayaa qorshuhu yahay in labaro xirfadaha dhartolista cilaan saarka iyo dharkarinta riinjiga.
Warbixintan waxaa soo jeedin Cumar Yuusuf Aadan.
Audio Player