Ururka Hilibleyaasha Nafaqo ee Hargeysa oo doortay guddoomiye cusub.

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheed mid lagu dooranayay gudoomiyaha Ururka Hilibleyaasha Nafaqo ee magaalada hargeysa ayaa waxaa kasoo qeeybgalay ganacsato, aqoonyahano, iyo madax kasocotay ururada Bulshada .

Doorashada oo aheed mid gacantaag ah ayaa lagu doortay sadaxda xubnood ee ugu sareeyso ururka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan