Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay Ururka Iskaashatada Shinileyda Soomaaliyeed xarunta dhexe ee wasaaada Beeraha
munaasabada daahfurka waxa ka qeyb galay agaasimaha guud ee wasaarada Beeraha iyo waraabka XFS qaar kamid ah agaasimo waaxeedyada wasaarada iskaashatooyinka ururka Haweenka Beeraleyda Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


