Ururka Naafadda Jubbaland oo codsaday in fursado shaqo loo abuuro dadka baahiyaha gaarka qaba ee wax bartay.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha ururka Naafada Jubbaland Shukri Saciid Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in duruufo kala duwan xiligan oo dhanka shaqo la’aanta ay soo wajahday dadka baahiyaha gaarka qaba.

Duruufaha heysata dadka baahiyaha gaarka qaba gaar ahaan kuwa wax bartay ayay sheegtay inaan laga qeyb galin shaqooyinka islamarkana mudnaanta la siiyo dadka kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.