Waa Sidee Kala Saraynta Horyaalka Premier League Kadib Todobaadkii 3-aad Ee La Ciyaaray.

0
145

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kooxda Man City ayaa sii wada wacdarihii ay dhigaysay horyaalka premier League iyaga oo ah kooxda kaliya ee badisay dhamaan 3-dii kulan ee ay ciyaartay.

4 kooxood ayaa dhinacooda isku dhibco ah tartanka premier League iyaga oo helay 7 dhibcood horyaalka premier League kadib 2 guul iyo hal bar-baro.

Kooxaha West Ham, Tottenham Liverpool iyo Arsenal ayaa dhamaantood isku dhibco ah iyaga oo ku kala jira 4-ta kaalmood ee kale ee horyaalka.