Waaberi oo 2-1 kaga badisay dhigeeda Holwadaag

0
284

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka kubadda cagta Eng Yariisow ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta ka dhacday ciyaar u dhaxeysa degmooyinka Holwadaag iyo Waaberi.

Degmada Waaberi ayaa 2-1 kaga adkaatay dhigeeda Holwadaag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here