Waalidiin caruurtooda ku wayay webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne.

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dad iskugu jira caruur iyo dad waayeel ah ayaa sannadihii la soo dhaafay lagu wayay webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne kadib markii ay ku dheceen.

Caruurta ayaa inta badan uu webiga qaada xiliyada ay ku dabalanayaan.

Raaxo Axmed Muxumed iyo Cabdiqaadir Badal Muxumed ayaa ka mid ah dadka ku waayay caruurtooda kuwaasoo ilaa hadda lagu laa yahay nolol iyo geeri sida ay Radio Beerlula u sheegeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.