Waalidka wiil ku xanuunsan Muqdisho oo codsaday in lasoo caawiyo

0
83

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ardo Xasan Nuur waa hooyo ku nool magaalada muqdisho ee caasimadda dalka waxaa ka xanuunsan wiil yar oo ay dhashay kaasi oo haleelay cudurka neerfo.

Wiilkaan yar ee xanuunsan ayaa la geeyay isbitaalo badan oo ku yaala magaalada Muqdhisho waxaana qoyskeeda loo sheegay ineey u baahanyihiin qarash lagu daweeyo ama dalka dibadiisa loo qaado.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.