Wabiga Jubba oo ku fatahay degmada Buurdhuubo.

0
150

Baladwayne (Radio Beerlula )-Degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ku fatahay wabiga Jubba kaasi oo saameyay isku-socodka gaadiidka iyo dadka gaar ahaan beeraleyda gobolkaaasi.

Waxaa Hakad galay dhaq-dhaqaaqa ganacsiga, waxbarashada iyo caafimaadka kadib markii biyuhu galeen.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.