Baladweyne (Radio Beerlula)-Wabiga Shabelle ee mara gobolka Hiiraan ayaa ku fatahay tuulooyinka Lafoole,Bacaad,Biyo qurun,Qooqane,Baas-laawe ,Garaash iyo deegaano kale oo hoosyimaada magaalada Baladweyne .
Qoysaskii daganaa tuulooyinkan ayaa u barakacay deegaanada taaga ah ee aanay biyuhu gaarin kuwaasi oo u dhaw goobihii ay ka barakeceen.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin